Iibinta Meheradaha
Iibinta Meheradaha

Iibinta Meheradaha

Description

Adeeggan wuxuu u gaar yahay dadka doonaya inay iibsadaan ama iibiyaan meherado ganacsi. ONKOD waxay isku xirtaa milkiilayaasha meheradaha iyo dadka doonaya inay helaan ganacsi diyaar ah ama meel ganacsi oo ku habboon. Macaamiishu waxay raadin karaan meherad iyadoo lagu saleynayo goobta, nooca ganacsiga, cabbirka, xaaladda iyo qiimaha. Ujeeddadu waa in la fududeeyo helidda fursad ganacsi oo ku habboon baahida macmiilka

Book this Service

WhatsApp